Mareeg Media
Somalia

AQRISO:- Tirada Xildhibanada wasiirada ah Iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan & Wasiir Cusub oo kusoo kordhay

Muqdisho ( Mareeg News ) Ra’iisul wasaare kheyre ayaa inta badan golihiisa wasiirada ku amray iney xldhibaanimo raadsadaan ama uu ka saari doono golaha wasiirada.

Kheyre wuxuu aaminsan yahay in xukuumadiisu ay is difaaci doonto hadii mooshin la keeno.

Wasiir kursi xildhiban ku Iibsaday $250 kun & Jago Qunsulnimo Oo kursigii ku guuleystay

Xukuumada Kheyre hada 80% waa xildhibaano, waxaana uu wali wadaa qorshihii uu 100% xukuumadiisa kaga dhigi lahaa xildhibaano.

HALKAAN HOOSE KA AQRISHO .




nbsp;

1- Wasirka Qorsheynta
2- Wasirka Maaliyada
3- Wasirka Gashandhiga
4- Wasirka Amniga gudaha
5- Wasirka Diinta iyo Awqafta
6- Wasirka waxbarashada
7- Wasirka Ganacsiga iyo warahadaha
8- Wasirks Kalumeysiga iyo Kheyradka Badda
9- Wasirka Dekadaha iyo Gadiidka badda
10- Wasirka Beeraha
11- Wasirka Gargaarka iyo ka hortaga Musiboyinka



12- Wasirka Xanaanada Xolaha
13- Wasirka Biyaha iyo korontada
14- Wasirka Batrolka iyo macdanta
15- Wasirka Howlaha Guud iyo Guriyenta
16- Wasirka shaqada iyo arimaha Bulshada
17- Wasirka Dhalinyarada iyo isboortiga.

Dhamaantood  waa Mudunayaal ka tirasan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaliya.

Waxaa kalo jira wasir ku xigeeno iyo wasir Dowlayaal iyagana ka tirsan Golaha Sharci dajinta Dalka.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!