Aqriso:- 54-ta xubin ee ugu sarreeya Al-Shabaab iyo sida ay BEELAHA u kala qeybsadeen.
Muqdisho ( Mareeg News ) Beesha Hawiye ayaa mar kale qaadatay aqlabaliyadda Mas’uuliyiinta ugu sareyso qeybta Jabhadda Al-Shabaab ee ka dagaalanto duurka waxayna qaadatay 57% oo ah in ka badan 30 xubin.
Beesha Daarood ayaa sida caadada aheyd ku jirto qaalinta labaad, waxayna qaadatay 15%, halka markii ugu horeysay ay isku qoondo qaateen Beelaha Dir iyo Digil & Mirifle kuwaas oo qaatay min 13% halka Beelaha Shanaad ay qaateen 2%.
Halkaan hoose ka arag sawirka muujinayo habka loo qeybsaday mas’uuliyiinta ugu sareyso Jabhadda Al-Shabaab.
Comments are closed.