Aqrisho:- Magacyada Golaha Wasiirada Konfur galbeed Oo Lagu dhawaaqay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Aqrisho:- Magacyada Golaha Wasiirada Konfur galbeed Oo Lagu dhawaaqay

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay Gole Wasiiro ka kooban 10 Wasiir.

Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa 10-ka Wasiir uu magacaabay ayaa waxaa ku jira wejiyo cusub ah.

Waxaa la filayaa inuu dib ka soo magacaabo Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal, si uu u dhameystiro Golihiisa wasiirada.

Magacaabida Golaha Wasiirada kaddib ayaa Madaxweynelaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen waxaa uu u soo duulay magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka akhriso:-

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.