Ammaanka Magaalada dhuusa-marreeb oo deggan * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ammaanka Magaalada dhuusa-marreeb oo deggan

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusa-marreeb ee xarunta Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in xaaladdu ay dagan tahay kaddib dagaal dhexmaray ciidamo taabac sanaa Sarkaal horey Dowladda uga baxay iyo Ciidamada ahlusunna.

Saraakiil u hadlay ahlusunna waljameeca ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaalkii dagaalkaas hor-boodayey ee ciidamada dowladda ka baxay.

Dagaalka ayaa intii uu socday waxaa uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo tirada la xaqiijiyay ee dagaalkaas ku geeriyooday ay gaarayaan 9 ruux oo Rayid ah halka dad intaa kabadanna ay ku Barakeceen.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!