AMISOM Oo Ku Dhawaaqday Howlgal Cusub Oo Ka

Read Time:27 Second

Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaalia, Jen. Jim Owoyesigire waxa uu ku dhawaaqay howlgal cusub  oo lagula dagalamayo Ururka Al Shabaab.

Owoyesigire Waxaa uu cadeeyay in Ciidamada dowladda oo kaliya ay galaan dagaalka ka dhanka ah Shabaab,AMISOM ayuu sheegay in looga baahanyahay xoojinta howlgaladeeda oo mudooyinkii dambe ay dhaliili ku jirtay.

Taliyaha ayaa ka dalbaday saraakiisha Soomaalida iyo kuwa AMISOM in ay si dhow u wada shaqeeyaan si loo weeqo awooda Al Shabaab,Waaxana uu tilmaamay sida ugu dhaqsiyaha badan in ay bilaaban doonaan howlgaladaas la qorsheeyay.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %