AMISOM & Hir-Shabeelle oo iska kaashanay hal arrin
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeele Cali Guudlawe Hussein aya maanta kulan la yeeshay waliilka Midowga afrika ee soomaaliya Mr fransisco Mandera.
Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen sida Amisom ay ugu qeyb qaadan laheyd dadaallada Gurmadka Fatahaadaha iyo taageerrada Howlgalka Midowga afrika ee xal ka gaarista arrimaha fatahaadaha .
Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa dhibaato xoogan ku haayo fahaada Wabiga,iyada oo sanadkii labaad dad ay fatahaada Wabiga
uga barakaceen Magaalada Baladweyne iyo deegaano kale
Comments are closed.