Amin Camir oo Daawo Sawir Cajiib ah ka sameeyay Hogaamiyaashii ku shiray Kismaayo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Amin Camir oo Daawo Sawir Cajiib ah ka sameeyay Hogaamiyaashii ku shiray Kismaayo

Magaalada Kismaayo dhawaan waxaa ka dhacay Shir ay yeesheen Madaxda maamul goboleedyada dalka, waxaana shirkan kasoo saaareen War Murtiyeed aan u cuntamin bulshada Soomaaliyeed shaki badana laga muujiyay.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa sidoo kale Shirkaasi kaga dhawaaqay Golle ay ku mideesan yihiin oo Madax looga dhigay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, waxa ayna xubnahan u muuqdaan kuwa isku baheesanayo mucaarada dowlada Dhaxe.

Kaartooniistaha Soomaaliyeed Amiin Caamir ayaa sawiro cajiib ah ka sameeyay Hogaamiyaashan Kismaayo ku shiray, waxa uuna sawirkooda ku muujiyay dhagarta ay damacsan yihiin Hogaamiyaashan iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee Somalia oo hada waji cusub lasoo baxay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!