Alshabaab oo si xowli ah u Qafaalat caruurta

Read Time:26 Second

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa boob xoogan ku haya dadka ku dhaqan deegaano ka tirsn gobollada Shabeelaha Hoose, Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud.

Warbixin aan ka haleyno goobaha ay ku nool yihiin meelaha ay Shabaabku dadka ku dhibaateynayaan ayaa ka cabanaya qafaalka ay ku hayaan carruurta da’yarta ah ah, kuwaasi oo la sheegay inay si xoog ah ku askareynayaan carruurta ay goobaha waxbarashada ka afduubteen.

Warbixin arrintan la xiriirta Cabdulaahi Kulmiye Caddow ayaa inoo diyaariyay oo xiriira kala duwan la sameeyay goobaha ay shabaabku dadka ka qafaasheen.

Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %