Al Shabab oo Burburisay Buundada Degmada Janaale * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Al Shabab oo Burburisay Buundada Degmada Janaale

Kooxda Al Shabab ayaa saakay burburisay Buundada caanka ah Ee Degmada Janaale kadib markii ay AMISOM kala wareegen Saldhigii ay kaga sugnayen Halkasi.

Wararka ka imaanaya Janaale ayaa sheegaya in Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay si ku talo gal ah u burburiyen Buundada Janaale si aysan weerar ugu soo qaadin AMISOM.

Xaalada imminka waa ay degan yahay Degmada Janaale waxa ayna dadka deeganka sheegayan iney cabsi badan ka qaban dagaalo kale oo Halkasi ka dhaca.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!