Al Shabaab oo weeraray Saldhiga Ciidanka Itoobiya — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Al Shabaab oo weeraray Saldhiga Ciidanka Itoobiya

Dagaal culus oo u dhaxeeyay Xoogaga Al Shabaab iyo Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa waxuu ka dhacay Magaakada Bardaale ee Gobolka Baay.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii ay weerar kusoo qaadeen Al-Shabaab.

Weerarka oo ka dhashay Dagaal fool ka fool ah ayaa waxuu ka dhacay hareeraha garoonka diyaaradaha ee magaalada.

Dadka Degaanka ayaa sheegay in uu jiro khasaaro kala duwan oo ka dhashay Dagaalka.

Weli si rasmi ah looma oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Dagaalka.

Ilaa iyo hada majiro wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha AMISOM ama Xoogaga al Shabaab oo ku aadan Dagaalkii ka dhacay magaalada Bardaale.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!