Al Shabaab oo weeraray Ciidanka Mukhtaar Robow (DAAWO) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Al Shabaab oo weeraray Ciidanka Mukhtaar Robow (DAAWO)

Muqdisho, Somalia (Mareeg News)—Dagaal Culus ayaa maanta Maleeshiyaad daacad u ah Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur iyo Xoogaga Al Shabaab waxuu ku dhexmaray Duleedka Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Dagaalkan oo ahaa mid culus ayaa labada dhinac waxuu ku dhexmaray Degaan lagu magacaabo Abaal oo 18km u jirta Degmada Xudur.

Maleeshiyaadka daacada u ah Robow ayaa waxey sheegeen in ay iska caabiyeen Weerarkii Al Shabaab.

Waxaa sidoo kale guulo ay sheegteen Dagaalkii ka dhacay Duleedka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!