Al Shabaab oo weerar ku qaaday Ciidanka Jabuuti ee Jalalaqsi * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Al Shabaab oo weerar ku qaaday Ciidanka Jabuuti ee Jalalaqsi

Warar dheeraad ah  ayaa kasoo baxaya Hoobiyayaal Shabaab ay ku weerareen Saldhig Ciidamadda Jabuuti ay ku leeyihiin Degmadda Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay in tiro madaafiic hoobiyaal ah lala helay saldhigyada ciidanka Jabuuti balse ma sheegin khasaaraha ka dhashay weerarkaasi.

Dhanka kale dadka deegaanka ayaa sheegay in Madaafiicda si weyn loogu maqlay gudaha Degmadda, islamarkaana ay madaafiic kale ay ku jawaabeen Ciidamadda Dowladda Jabuuti.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!