Al Shabaab Oo Soo Bandhigtay Saddex Nin Oo Iyaga Ka Tirsanaa Kadib Markii....... + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Al Shabaab Oo Soo Bandhigtay Saddex Nin Oo Iyaga Ka Tirsanaa Kadib Markii……. + Sawirro

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa soo bandhigay Muuqaal ay ka duubeen  oo u dhashay dalka Kenya, kuwaasi oo Shabaabka ay ku eedeeyeen inay yihiin jawaasiis.

Saddexdan nin ayaa waxa ay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab  balse waxaa lagu eedeeyay inay yihiin jawaasiis u shaqeysa Dowlada Kenya iyo Dowladaha kale ee Reer Galbeedka.

Nimanka Shabaabka ay soo bandhigeen ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/laahi Talaal Muuse oo 28 jir ah, Cabdi Casiis Mukayo Omambia iyo Hashim Cusmaan Shelali,

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!