Al-Shabaab oo Soo bandhigtay Gaadiid Dagaal iyo Hub badan ay ka qabsadeen Ciidanka Kenya (Daawo Sawirada) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Al-Shabaab oo Soo bandhigtay Gaadiid Dagaal iyo Hub badan ay ka qabsadeen Ciidanka Kenya (Daawo Sawirada)

Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada Gaadid dagaaal iyo hub aad u badan oo ay ka qabsadeen Ciidankii Kenya ay dhawaan ku weerareen Xero ay ku lahaayeen Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo.
taw_1
Gaadiidka dagaal ay Al-Shabaab soo bandhigeen ayaa waxaa kamid ah gaadiidka gaashaaman ay inta badan wataan ciidamada AMISOM iyo gaadiid kale ay ku jiraan laandarawalo ay adeegsadaan Ciidanka Kenya.

Waxa ay sidoo kale Al-Shabaab soo bandhigeen gacantana ku dhigeen saanad milatari oo aad u badan kuwaa oo qaarkood ku xareesnaa sanduuqyo, Al-Shabaab ayaa gubay gaadiid badan oo kamid ahaa kuwa ciidanka Kenya kuwaa oo qaarkood haleesnaa halka kuwa kalana ay waayeen furayaashooda.taw_3taw_4taw_5

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!