Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Gaadiid Ay Ka Gubeen Ciidamada AMISOM + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Gaadiid Ay Ka Gubeen Ciidamada AMISOM + Sawirro

Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay gaadiid nuuca dagaalka ah oo ay lahaayeen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo ay sheegeen in ay ku gubeen dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Bariire ee  Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiil ka tirsan Dagaalyahanada Al Shabaab oo goob fagaaro ah kula hadlay shacab badan ayaa sheegay  in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Mareykanka loogu adkaaday  dagaalkii ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa dagaal xooggan waxa uu shalay ku dhexmaray deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!