Al Shabaab oo si buuxda ula wareegay Magaalada Marka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Al Shabaab oo si buuxda ula wareegay Magaalada Marka

Marka ( Sh. M. Network)-Xarakada Al Shabaab ayaa maanta si buuxda ula waereegay Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.

La wareegista Al Shabaab ayaa ka dambeysay kadib markii Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay isaga baxeen degmadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in markii Al Shabaab ay la wareegeen Magaalada Marka in Saraakiishooda ay dadka shacabka ah Goob fagaaro ah ugu Khudbeeyeen.

Marka ayaa noqotay meel ay isku bed bedelaan Ciidanka dowladda , Al Shabaab iyo Maleeshiyaad intab.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!