Al-Shabaab oo la wareegay deegaan ka tirsan Hiiraan

Read Time:29 Second

Wararka Ka imaanaya Deegaanka Farlibaax oo Qiyaastii 45 km ujira Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay Wareegeen deegaankaasi Subaxnimadi hore ee saakay.

Dagaalyahno Habeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee Saaka Weeraray Deegaanka Farlibaax waxaana Iska hor Imaad kooban kadib u suura gashay iney la wareegaan gacan ku heynta Magaalada.

Dadkii Daganaa Deegaanka ayaa intooda badan is kaga baxay saakay madaama ay ka cabsadeen in lagu dul dagaalamo waxaana inta Deegaanada ku hartay ay Al-Shabaab saakay is kugu keeneen meel Fagaaro ah iyaga oo u khudbeeyey.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %