Al Shabaab oo 4 Ruux ku toogtay Gobolka Jubada Hoose

Al-Shabaab ayaa fagaara ku yaalla degmada Kamsuuma ee gobolka Jubbada Hoose waxa ay ku toogteen 4 Nin oo ay ku eedeeyeen inay la Shaqeynayeen Hay’addo Caalami ah iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Boqolaal ka mid ah Shacabka degmada Kamsuuma ayaa daawanayay toogashada 4 ruux oo dhamaantood rag ahaa, waxaana Magacyadooda ay Al-Shabaab ku kala sheegeen ragga … Continue reading Al Shabaab oo 4 Ruux ku toogtay Gobolka Jubada Hoose