AKHRISO:-Wasiirka ganacsiga oo Xoghaye cusub magacaabay
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaraddaasi
Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilka loogu magacaabay in uu si KMG ah u sii haayo Cabdicasiis Ibraahim Aadan.
Waxa xilkan horey u haayay Abuukar Daahiye oo ahaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Ganacsiga,kaasi oo ka geeriyooday xilka.
Comments are closed.