AKHRISO:-War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxda M/goboleedyada Dalka + maxaa looga hadlay

Read Time:20 Second

Golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada Dalka ka jira ayaa waxa ay soo saareen Qoraal ay uga hadlayaan xaalada siyaasadeed iyo tan amniga ee ka dhexjirta madaxda ugu sareeysa dowlad goboleedka Galmudug.

Sidoo kale waxa ay qoraalka ku sheegeen Golaha in dowlada Federaalka Soomaaliya ay faragelin ku heyso khilaafka u dhaxeeyay Madaxda sare ee maamulka Galmudug.

Hoos ka Akhriso warka kasoo baxay Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka.

 

 

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %