
Read Time:18 Second
Waxaa maanta Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland lagu soo gabagabeeyay Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda dalka ka jira oo muddo afar maalin ah socday.
Shirkan oo looga hadlay arrimo badan ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed oo ay isku raaceen Golaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda dalka
Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka Shirka laga soo saaray.