AKHRISO:-Wafdi loo dirayo xarumaha M/goboleedyada dalka

Read Time:16 Second

Guddiga Joogtada ah ee Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maanta waxa  kulan ku yeesheen Magaalada Muqdsiho, iyagoo sheegay in wafdi ay u diri doonaan Xarumaha maamul goboleedyadda dalka.

Kulanka kadib ayaa guddiga waxa ay soo saaren War-saxaafadeed ay uga hadlayan waxyaabihii ka soo baxay Shirkii maanta ay yeesheen.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %