Akhriso: Qoddobada rasmiga ah ee ay ku heshiiyeen Ahlu Sunna iyo Maamulka Galmudug (Sawirro) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhriso: Qoddobada rasmiga ah ee ay ku heshiiyeen Ahlu Sunna iyo Maamulka Galmudug (Sawirro)

Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa goordhow heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Somalia iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee dowladda Federaalka.

Heshiiskan ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug iyadoo xilkaasi uu yahay mid aysan hore u lahayn maamul goboleedyada dalka.

War saxaafadeedka ayaa waxaa u akhriyay saxaafada Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ka mid ah Guddiyada Wada-xaajoodka ee labada dhinac, isla markaana ka mid ah Ragga aadka ugu dhow Madaxweynaha.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!