AKHRISO:-Madaxweyne Waare Oo Magacaabay Taliyaha NISA Ee Hirshabeelle

Read Time:24 Second

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Taliyaha Hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka NISA ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle kaasi oo loo magacaabay Maxamed Cabdulqaadir Maxamed (Waxar).

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu magacaabay Taliyaha cusub ee sirdoonka Hirshabeelle,waxaana xilkii laga Taliyihii hore nabadsugida Hirshabeelle Axmed Cabdi Wehliye (waaweyne).

Taliyaha cusub ee la magacaabay ayaa waxa uu horay u soo noqday Agaasimihii dhanka Amniga ee maamulka Gobolka Banaadir.

 

Hoos ka Akhriso warqada magacaabista

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %