Akhriso:-Madaxweyne Gaas oo Koonfur Galbeed ka raali geliyay hadal uu ka sheegay

Read Time:23 Second

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa waxa uu raali gelin buuxda ka bixiyey hadal ay ka xumaadeen dadka kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa sheegay in maamulka iyo Shacabka koonfur Galbeed uu la garab taagan yahay xoojinta midnimada iyo sharaftooda kana soo hor jeeda wax kasta oo kala dhantalaya jiritaan-kooda.

Qoraal ka kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa u qornaa sidan:-

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %