Akhriso:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Guddi Magacaabey
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay Guddiga Maareynta Deeqaha Lacagta ee Fatahaada Magaalada Beledweyne iyo Deegaannada kale ee Hir-Shabeelle.
Guddiga uu Waare Magacaabey ayaa waxaa laga soo kala xulay Guddiga Ganacsatada Baladweyne iyo Guddiga fatahaada Hir-Shabeelle,waxaana ay la socon doonaa maareynta lacagta fatahaadaha.
Hoos Ka Ahriso Guddiga uu Magacaabey Madaxweyne Waare.
Comments are closed.