Akhriso:-Jadwalka Doorashada Maamulka Galmudug oo la soo saarey * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhriso:-Jadwalka Doorashada Maamulka Galmudug oo la soo saarey

Guddiga farsamada iyo Maamul u sameynta Galmudug ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Maamulka Galmudug ee xulista baarlamaanka,Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa

.Guddigaan oo ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyey inay bilaaban doonaan xulista xildhibaannada Cusub ee Galmudug 29-ka Bisha November halka doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ay dhaceyso 17 ilaa 23-ka Dcember.

Hoos Ka Akhriso Jadwalka doorashada Galmudug ee Maanta la soo saaray.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!