Akhriso: Habraaca Doorashada Aqalka Hoose iyo Xulista Ergooyinka oo lasoo saaray

Read Time:26 Second

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa goordhaw soo bandhigay  habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Guddiga Doorashada ayaana maalmahan ku mashquulsanaa soo bandhigida habraaca loo marayo doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanaka federaalka gaar ahaan xulista ergada dooraneysa Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Doorashada Aqalka Sare ee ka bilaabatay maamul goboleedyada ayaa ku bilaabatay musuq maasuq iyo nin jecleysi, waxaana cabsi badan hada laga qabaa in doorashada Aqalka Hoose iyana sidaas oo kale u qabsoonto.

Halkan ka Akhriso Habraacan goordhaw lasoo saaray:

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.