Akhri: Xubno cusub oo ka gedooday RW Cabdi Weli

Mareeg.com: Waxaa sii korshaya xubnaha ka tirsan Golaha Wasiirada R/wasaare C/weli Sheekh Axmed ee ka gedoonaya, iyadoo 17 wasiir ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal ah ay R/wasaaraha ka dalbadeen inuu kursiga baneeyo.

Horay waxaa R/wasaaraha uga leexday 16 wasiir, kuwaasoo usoo jeediyey inuu xilka isaga dego, taladaas oo R/wasaare Cabdiweli uu ku gacan seyray.

Gedoodkaan ayaa ka dhashay khilaaf dhex maray madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaaraha xukuumadda C/weli Sheekh Axmed.

Halkaan ka aqri magacayada xubnaha cusub ee ka gedooday xukuumadda R/wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed.

Mareeg Meida

 

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245