Akhri:-Xoghayihii Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhri:-Xoghayihii Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa shaqadii looga joojiyay si KMG ah Xoghayihii Joogtada ahaa ee Wasaarada Arrimaha gudaha Yaxye Cali Ibraahim.

Waxaa sidoo kale Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa lagu Magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaraha Arrimaha gudaha waxaana loo magacaabay Cabdullaahi Maxamuud Xasan Azhari.

Shaqo joojinta lagu sameeyay Xoghayihii Joogtada ahaa ee Wasaarada Arrimaha gudaha Yaxye Cali Ibraahim iyo Magacaabista Xoghayaha cusub waxaa lala soco siiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

          

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!