Akhri:-Xiliga La Qabanaayo Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo La Shaaciyay

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay dhawaan ay magacaabeen Xildhibanadii sheegay in xilkii ay ka qaadeen Madaxweynihii Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta waxa ay soo saareen Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Guddiga ayaa waxa ay soo saareen Xiliga Araaji qabashada iyo sidoo kale Sharuudaha Musharixiinta.

 

About Xuseen Axmed 1576 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia