Akhri:-Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Fasax Galay

Read Time:20 Second

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu xiray kal-fadhigii 3aad Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in kal-fadhiga 4aad ee Xildhibaanada Baarlamaanka uu furmayo Bisha September ee socota,iyadoo qoraal lagu ogeysiiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraalka loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa la ogeysiiyay Golaha Wasiirada,Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Hoos ka Akhriso Warqada Fasaxa 

About Post Author

A warsame

Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %