Akhri warqad RW Cumar C/rasshiid uga laabtay Golihii Wasiirada ee uu dhisay

Mareeg.cocm: Baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta loo gudbiyey warqad uu soo qoray RW Cumar C/rashiid, taasoo uu ku cadeeyey inuu laabtay liiska Golihii wasiirada ee uu soo magacaabay 12-kii bishaan Janaayo 2015.

RW Cumar ayaa go’aankaas qaatay kadib markii baarlamaanku muujiyey inuusan codka kalsoonida siin doonin xukuumadda cusub.

Haddaba halkaan ka aqri warqadda uu baarlamaanka u diray RW Cumar C/rashiid.

Mareeg.com

 

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245