Akhri:-Wariye Nadaara Oo Maanta Loo Magacaabay Xil Muhiim Ah * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhri:-Wariye Nadaara Oo Maanta Loo Magacaabay Xil Muhiim Ah

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu Magacaabay la taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ee Arriamah Warfaafinta iyo Wayi gelinta waxaana loo magacaabay inuu noqdo Cabduqaadir Maxamed Cashir (Nadaara) oo ah Wariye Caan ah.

Cabduqaadir Maxamed Cashir (Nadaara) oo maanta loo magacaabay la taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ee Arriamah Warfaafinta iyo Wacyi gelinta ayaa waxaa uu hore usoo noqday Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Koonmfur Galbeed Soomaaliya.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!