Akhri:-War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shir Muhiim Ah Oo Lagu Qabtay Kismaayo

Read Time:28 Second

Waxaa Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland lagu soo gaba gabeeyay Shir looga tashanayay qaabkii ay u dhici lahaa Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta Gobolada dalka Soomaaliya.

Shirkaan ka dhacay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya,Wasiiradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo sidoo kale madaxda xirirrka kubadda cagta dalka.

Markii uu soo dhamaaday Shirka ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan ahmiyadda tartanka la filayo in lagu qabto Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland.

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %