Akhri: Mooshinka ka dhanka ah RW Cabdiweli Sheekh

Mareeg.com: Waxaa 6-dii bishaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya gudoonka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah R/wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, kaasoo la doonayey in kalsoonida loogala laabto.

Hadaba halkaan ka aqri mooshinka ka dhanka ah R/wasaare C/weli ee loo gudbiyey gudoonka baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo hadda la doonayo in xal siyaasadeed laga gaaro.

Mareeg Media

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245