Akhri:-Mas’uuliyiinta Dowlada Oo Amaro Cusub Lagu Soo Rogay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhri:-Mas’uuliyiinta Dowlada Oo Amaro Cusub Lagu Soo Rogay

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu soo saaray Awaamiir cusub oo la xiriira sugida amniga iyo xakameynta Hubka

Awaamiirta cusub ee kasoo baxday Wasaarada Amniga ayaa lagu faray Mas’uuliyiinta dowlada inay Mudo dhan 14 cisho ay iskaga soo diwaan geliyaan Xarunta CID-da Hubka iyo Illaalada ay wataan.

Iyadoona Amarkan uu ku saxiixnaa Wasiirka Amniga Maxamed Abukar Islow Ducaale.

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!