Akhri:-Mas’uul Madaxweyne Farmaajo xil ka qaaday oo xil cusub loo magacaabay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Shekh ayaa maanta waxa uu magacaabay la Taliye Sare Xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shacabka,waxaana loo magacaabay Cabdulqadir Maxamed Nuur “Jaamac”.
Cabdulqadir Maxamed Nuur “Jaamac” ayaa waxa uu horay u ahaa taliye ku xigeenka Hay’adda nabadsugida Soomaaliya ee NISA,iyadoona dhawaan xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Hoos ka akhriso warqada magacaabista
Comments are closed.