Akhri:-Magacyada Guddi Loo Magacaabay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Read Time:40 Second

Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu Magacaabayay Guddiga loogu tala galay in ay qaban qaabiyaan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddiga loogu tala galay in ay qaban qaabiyaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay ka kooban yihiin 16 mudane , 10 waxa ay ka imaanayaan golaha shacabka , halka 6-da kalena ay ka imaanayaan Aqalka Sare.

Xubnaha Golaha Shacabka laga soo xulay

Xil. Aamina Xasan Cali
Xil.Axmed Ismacil Maxamed
Xil.Cusman Xaji Maxamed
Xil. Dahabo Suusow Maxamed
Xil. Khadra Maxamed Tukaale
Xil. Lutfi Shariif Maxamed
Xil. Maryan Axmed Haaruun
Xil. Maxamed Adan Macalin (Maxamed Somali)
Xil . Sacdiyo Careys Ciise
Xil. Xaniifa Maxamed Ibrahim

Xubnaha Aqalka Sare

Xil. Cabdi Risaaq Axmed Cali
Xil. Cabdullahi Sh Ismacil Fartaag
Xil. Farxan Cali Xuseen
Xil. Jawaahir Axmed Cilmi
Xil. Prof Maxamed Cismaan Dhagajuun
Xil. Xuseen Sh Maxamuud

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.