Akhri:-Madaxweynaha Puntland Oo Shaqadii Ku Celiyay Taliyaha Booliska Puntland

Read Time:18 Second

War Qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa shaqadii loogu fasaxay inuu dib u sii wato shaqadiisa Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. Cabdulqaadir Faarax Shire (Ereg).

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. Cabdulqaadir Faarax Shire (Ereg) ayaa waxaa horey shaqada uga joojiyey Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %