Akhri:-Maamulka Puntland Oo Ku Hanjabay In Uu Joojin Doono Doorashooyinka Ka Socda Magaalada Garoowe * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhri:-Maamulka Puntland Oo Ku Hanjabay In Uu Joojin Doono Doorashooyinka Ka Socda Magaalada Garoowe

Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku hanjabay in uu hakin doono Doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socda Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulkaasi.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in xubno dheeri ah aysan ku heshiin Madasha Wadatashiga Qaran in la siiyo maamulka Somaliland.

20161126_231634

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!