Akhri:-Maamulka Galmudug Oo War Ka Soo Saaray Shaqaaqadii Maanta Ka Dhacday Magaalada Cadaado
Maamulka Goboleedka Galmudug oo fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ayaa war ka soo saaray shaqaaqo maanta ka dhacday afaafka hore ee Madaxtooyada maamulkaasi.
Shaqaaqo maanta ka dhacday Cadaado ayaa waxaa lagu Dilay Nin la sheegay inuu ka soo horjeeday Qaabka loo soo xulay Ergada Beeshiisa.
Comments are closed.