Akhri:-Maamulka Galmudug Oo Taageeray Isbahaysiga Sacuudiga
Maamulka Galmudug ayaa noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul Goboleedyada Soomaaliya ee taageera Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ee xiriirka u jaray dowlada Qadar.
War saxaafadeed xalay ka soo baxay Madaxtooyada maamulka Galmudug oo ku qornaa Afka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in maamulka Galmudug xiriirka u jaray dowlada Qadar isla markaana ay kasoo horjeedaan go’aankii dhex-dhaxaadnimadda ee dowlada Federaalka Soomaliya ka qaadatay Khilaafka wadamada Khaliifja Carabta.
Comments are closed.