Akhri: Maalinta codka kalsoonida loo qaadayo RW Cabdiweli oo la shaaciyey

Read Time:27 Second

Mareeg.com: Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga la qabanayo kulanka gudagalka Mooshinka ka dhanka ah R/wasaare Cabdiweli iyo xukuumadiida.

Qoraal kasoo baxay baxay gudoonka ayaa lagu sheegay in 2-da Dcember oo ku beegan Slaasada la qaban doono kulanka ugu horreeya ee gudagalka mooshinka, halka 6-da December oo ah Sabti la qaban doono cod u qaadista mooshinkaas.

Gudoonka ayaa sheegay in xalliyey khilaafkii u dhaxeeyey xildhibaanda, islamarkaana si degan looga doono mooshinka.

Halkaan hoose fur oo ka aqri qoraalka gudoonka oo buuxa.

Goaanka-Guddoonka-Golaha-Shacabka-29.11.2014

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.