Akhri:-Liiska Magacyada Musharaxiinta U Taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya

Waxaa maanta  si Rasmi ah loo soo gabagabeeyay isdiiwaan gelinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaana la diiwaan geliyay ilaa iyo 24 Musharax.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu xusay magacyada illaa 24 musharax oo si rasmi ah loo diiwaan geliyay, kuwaasoo qaarkood saacadihii ugu dambeeyey gaaray xarunta guddiga Doorashada.

Magacyada 24 Musharax ee sida rasmiga ah uga qeyb geli doona Doorashada Madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya ayaa waxay kala yihiin sidan soo socota:

 

 

About Xuseen Axmed 1576 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia