Akhri:-Liiska Magacyada Golaha Wasiirada Cusub Ee Hirshabeelle
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku dhawaaqay Golaha Wasiiradda Cusub ee Hirshabeelle oo ka kooban 57 xubnood.
Golaha Wasiiradda Cusub ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Waare ayaa waxa ay isugu jira qaar horey ugu tirsanaa Xukuumadii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.
Golaha Wasiirada Cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle.
Hoos ka Akhriso Liiska Magacyada Wasiiradda.
Comments are closed.