Akhri: Heshiis ay Kismaayo ku kala saxiixdeen Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan

Read Time:16 Second

Mareeg.com: Waxaa magaalada Kismaayo heshiis ku kala saxiixda madaxweynayaasha Maamulada Juba Axmed Madoobe iyo Koonfur Galbeed Shariif Xasan.

Heshiiskaan ayaa yimid markii Shariif Xasan booqasho ku tegay Kismaayo, wuxuuna maanta dib ugu laabtay Baydhabo.

Labada dhinac ayaa ku heshiiye dhowr qodob. Fadlan kor ka aqri heshiiska oo ka kooxan 3 bog.

Mareeg Media

 

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %