Akhri:-Guddoomiye Maxkamad Oo La Magacaabay + Halkee Loo Magacaabay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhri:-Guddoomiye Maxkamad Oo La Magacaabay + Halkee Loo Magacaabay

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Shabeellaha Hoose.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa waxa uu guddoomiyaha maxkamadda Gobolka Shabeellaha hoose ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya u magacaabay Saciid  Xasan Zubeyr.

 

Hoos ka akhriso Warqada Magacaabista.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!