Akhri:-Guddiga Doorashada Maamulka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Tirada Cod Bixiyeyaasha Doorashada * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhri:-Guddiga Doorashada Maamulka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Tirada Cod Bixiyeyaasha Doorashada

Guddiga Doorashada maamulka Somaliland ayaa maanta waxa uu soo saaray tirada guud ee cod bixiyeyaasha doorashada Madaxweynaha maamulka Somaliland taasi oo dhici doonto  13  November.

Dadka cod bixiyeyaasha ah ayaa waxa ay tiradooda gaareysaa 704,089, waana dadkii qaatay kaararka aqoonsiga ee cod bixiyeyaasha.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!