Akhri: Gaas oo ruqseeyey masuuliyiin badan, kuwa cusubna magacaabay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhri: Gaas oo ruqseeyey masuuliyiin badan, kuwa cusubna magacaabay

Mareeg.com: Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray digreeto uu ku magacaabay qaarka mida Agaasimayaasha wasaaraddaha Puntland.

Wareegtada ayaa xilka looga qaaday dhamaan Agaasimayaashii hore ee ka shaqaynayey Wasaaraddaha maamulka.

Wuxuu sidoo kale Gaas ayaa kala ceyriyey qaar ka mida madaxda Garsoorka Puntland gaar ahaan gobolada Mudug iyo Bari.

C/laahi Axmed Jaamac oo ah Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ayaa warbaahinta u guud maray qoraalka uu ku cad yahay isbedelka uu madaxweynaha Puntland ku sameeyey Agaasimayaasha iyo Garsoorka Puntland.

Hadaba kor eeg labada qoraal ee mid lagu magacaabay Afaasimayaasha cusub midna xilka looga qaaday garsoorayaal badan.

Mareeg Media

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!